1. Home /
  2. Public figure /
  3. Nasiib Abdi

Kategori



Allmän information

Telefon: +46 76 579 89 82



Anhängare: 6745

Recensioner

Lägg till recension

Facebook -blogg



Nasiib Abdi 04.02.2022

Waa Xildhibaanka ugu da'da yar Golaha Shacabka JFS ee hadda soo baxay. Maxamed Cabdi Maxamed oo 25 jir ah waxa maanta lagu doortay magaalada Baydhabo.

Nasiib Abdi 02.02.2022

Raysal Wasaare Rooble oo u safray Imaaraadka Carabta.

Nasiib Abdi 26.01.2022

Kubbaddii lagu ciyaarayay muu caloosha gashtay Al-Fannaan Dalmar yare? Mofit Nutriton shaqaa ka bannaan meeshaan?

Nasiib Abdi 09.01.2022

Dhameyso muqalkan adiga yaabi done ! La wadaag asxabtada.

Nasiib Abdi 26.12.2021

Subxaanalah, prank furiin isku badalay ! Gabadhan marna Ma fileyn inuu ninkeda go’ankan degdega ah qaadanayo balse markii. La wadaag asxabtada.

Nasiib Abdi 21.12.2021

Dowladda Ethiopia ayaa hadda sheegtay in aysan jirin casumaad rasmi ah oo ay u fidisay Muuse Biixi iyadoo sheetay wali in ay ku taagan tahay jidkii ixtiraamka madax banaanida iyo wadajirka Soomaaliya. Goormaa la arki jiray Ethiopia oo sidaas u hadashay, qabkii wali waa halkiisa.